Xukunka maxkamadda sare ee racfaanka ee Holland, xukunkaasi oo ku saabsan warar iyo qoraallo khalad ah oo laga faafiyey shirkadda Dahabshiil laguna daabacay qoraallada noocaas ah ilaa lix jeer websiteka www.sunatimes.com.

Marka loo eego qoraalladaasi, Dahabshiil waxa lala xidhiidhiyey falal denbiilanimo, kuwa argagixiso, iyo qas iyo dagaal ay kula kacdo saxaafadda.

Xukunkii ay riddey maxkamaddu bishii December 16-dii sannadkii 2014 ee ay ka gaadhay dacwaddii la xidhiidhay arrintan, maxkamadda racfaanka ee 's-Hertogenbosch waxay go’aamisay oo ay xukuntay in aan loo hayn wax caddaymo ah eedaha kor ku xusan ee lagu daabacay website-kaas, sidaasi awgeedna daabacadda iyo faafinta eedaymahaasi inay ahayd magac-dil amma sumcad-dilis.

Maxkamadda racfaanku waxay igu amartay in go’aankani maxkamaddu ku dhawaaqday in aan aniguna ku soo daabacao oo ku faafiyo isla website-ka www.sunatimes.com iyo weliba dhawr website oo kale.

Dahir Abdulle Alasow
Breda

In six publications on the website www.sunatimes.com Dahabshiil was associated with criminal acts, terrorism and violence towards the press.

By judgement on 16 December 2014 in summary proceedings the Dutch court of appeal of 's-Hertogenbosch judged that there was not enough evidence for the above mentioned allegations published on the website, and therefore publishing those allegations was defamatory.

The court of appeal ordered me to publish this announcement on www.sunatimes.com and several other websites.

Dahir Abdulle Alasow
Breda

SORRY: THIS ID DEOS NOT EXIST IN THE DATABASE
  • © Copy Right www.sunatimes.com 2009-2015 All Rights Reserved.
    Home | About Us | Site Map | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Contact Us