|
Shirkad uu maamule ka ahaan jiray hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Godane oo lagu magacaabo Telesom Somaliland ayaa xanibtay Websiteyada Waagacusub.com,Sunatimes.com,qurbejoog.com,halbeegnews.com iyo Galmudugnews.com.
Muqdisho (Sunatimes) Shirkada Dahabshiil oo gacan weyn ka heleysa Madaxweynaha Somaliland Mohamed Ahmed Siilaanyo,Marwada Madaxweynaha Jibouti Khadra Mohamud Xeyd iyo Gudoomiyaha Bankiga Jibouti Jama Mohamud Xeyd ayaa ku guuleeysatay inay Jibouti iyo Somaliland ka xanibto Website-yo faafiyay sirtii kooxda Anonymous kala baxeen Database-ka Shirkadda Dahabshiil. Kooxda Anonymous waxay Shirkadda Dahabshiil jaanis u siiyeen inay laba bil gudahood ku qirato taageerada ay siiso argagixisada Somalia hasse yeeshee waxay Dahabshiil sii laba laabtay dagaalkii ay kula jirtay Saxaafadda madaxabanaan . Shirkad uu maamule ka ahaan jiray hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Godane oo lagu magacaabo Telesom Somaliland ayaa xanibtay Websiteyada Waagacusub.com,Sunatimes.com,qurbejoog.com,halbeegnews.com iyo Galmudugnews.com. Shirkadaan oo ay shaqaalaheeda u badan yihiin kooxo taageersan Caqiidada Alqaida ayaan la ogeyn sababta ku kaliftay inay Warbaahinta madaxabanaan xanibaad saaraan balse masuuliyiinta ugu sareeysa Telesom waxay sabab uga dhigeen Cadaadis uga yimid Xukumadda Jibouti iyo Maamulka Somaliland. Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ee Somaliland oo ka mida Dahabshiil Group ayaa xanibaad la mida tan Telesom saartay shanta Website ee Somalida leedahay. Kooxda Anonymous ayaan la ogeyn jawaabta ay ka bixin doonaan Website-yada waaweyn ee dartood loo xiray,sida Website-ka Waagacusub oo loo yaqaan Wikileaks of Somalia. Shirkadda Isgaarsiinta Telesom Somaliland waxay isticmaashaa afar Server oo yaal Dalka Jibouti ,wuxuuna macluumaadka Servers-kaas yahay sidaan:- IP PTR A 196.201.207.24 isolutic.com 196.201.207.31 mysmstelesom.com, mytelesom.com 196.201.207.238 aqoonmaal.com, ediiwaan.com This is the AfriNIC Whois server. % Note: this output has been filtered. % Information related to '196.201.207.0 - 196.201.207.255' inetnum: 196.201.207.0 - 196.201.207.255 netname: TELESOM descr: Telesom Tower descr: Bridge road descr: Hargeisa, Somaliland country: SO admin-c: MIM-AFRINIC tech-c: IOA-AFRINIC status: ASSIGNED PA mnt-by: ADJIB-MNT source: AFRINIC # Filtered parent: 196.201.192.0 - 196.201.207.255
person: MAHAMOUD ISSA MOHAMED address: Djibouti Telecom address: 3 Bd G. Pompidou address: BP 2105 - DJIBOUTI address: Republique de DJIBOUTI e-mail: madissa@intnet.dj phone: +253 32 11 13 fax-no: +253 35 90 90 mnt-by: ADJIB-MNT nic-hdl: MIM-AFRINIC source: AFRINIC # Filtered person: ISMAEL OTBAN ALI address: Djibouti Telecom address: 3 Bd G. Pompidou address: BP 2105 - DJIBOUTI address: Republique de DJIBOUTI e-mail: otban@intnet.dj phone: +253 321 306 fax-no: +253 30 00 13 mnt-by: ADJIB-MNT nic-hdl: IOA-AFRINIC source: AFRINIC # Filtered Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Somaliland wuxuu macluumaadkoodu yahay sidaan:- % This is the AfriNIC Whois server.
% Note: this output has been filtered.
% Information related to '41.189.228.0 - 41.189.229.255'
inetnum: 41.189.228.0 - 41.189.229.255 netname: SOMTEL descr: SOMTEL descr: Somtel Head HQ , 26 June Avenue descr: Hargeisa, Somaliland country: SO admin-c: MIM-AFRINIC tech-c: IOA-AFRINIC status: ASSIGNED PA mnt-by: ADJIB-MNT source: AFRINIC # Filtered parent: 41.189.224.0 - 41.189.255.255
person: MAHAMOUD ISSA MOHAMED address: Djibouti Telecom address: 3 Bd G. Pompidou address: BP 2105 - DJIBOUTI address: Republique de DJIBOUTI e-mail: madissa@intnet.dj phone: +253 32 11 13 fax-no: +253 35 90 90 mnt-by: ADJIB-MNT nic-hdl: MIM-AFRINIC source: AFRINIC # Filtered person: ISMAEL OTBAN ALI address: Djibouti Telecom address: 3 Bd G. Pompidou address: BP 2105 - DJIBOUTI address: Republique de DJIBOUTI e-mail: otban@intnet.dj phone: +253 321 306 fax-no: +253 30 00 13 mnt-by: ADJIB-MNT nic-hdl: IOA-AFRINIC source: AFRINIC # Filtered Jibouti waxaa ku taal Shirkadda weyn DJibouti Telecom. Information related to 'AS30990' aut-num: AS30990 as-name: ADJIB-AS descr: DJIBOUTI TELECOM - Internet Service remarks: import: from AS5511 accept ANY remarks: export: to AS5511 announce AS30990 remarks: import: from AS8961 accept ANY remarks: export: to AS8961 announce AS30990 org: ORG-DTS1-AFRINIC admin-c: MIM4-AFRINIC tech-c: IOA1-AFRINIC mnt-by: ADJIB-MNT remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221 source: AFRINIC # Filtered organisation: ORG-DTS1-AFRINIC org-name: DJIBOUTI TELECOM S.A. country: DJ org-type: LIR address: DJIBOUTI TELECOM S.A 03 BD G.POMPIDOU PO.BOX 2105 DJIBOUTI REPUBLIC OF DJIBOUTI phone: +253 35 11 10 phone: +253 35 32 34 fax-no: +253 35 57 57 fax-no: +253 35 32 34 e-mail: lir@intnet.dj admin-c: MIM4-AFRINIC admin-c: IOA1-AFRINIC mnt-ref: ADJIB-MNT mnt-by: AFRINIC-HM-MNT remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221 source: AFRINIC # Filtered person: MAHAMOUD ISSA MOHAMED address: DJIBOUTI TELECOM address: P.O. BOX 2031 address: DJIBOUTI phone: +253 31 51 13 phone: +253 81 00 50 fax-no: +253 35 90 90 e-mail: madissa@intnet.dj nic-hdl: MIM4-AFRINIC mnt-by: FT-BRX remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221 source: AFRINIC # Filtered person: ISMAEL OTBAN ALI address: Djibouti Telecom address: 3 Bd G. Pompidou address: BP 2105 - DJIBOUTI address: Republique de DJIBOUTI e-mail: otban@intnet.dj phone: +253 30 00 13 fax-no: +253 30 00 13 mnt-by: FT-BRX nic-hdl: IOA1-AFRINIC remarks: data has been transferred from RIPE Whois Database 20050221 source: AFRINIC # Filtered |

Sunatimes: Investigative media with sense of professionalism,
fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent,
educative, a role model and a voice to the voiceless
SUNATIMES CONTACT INFO
Political Chief Editor:
Abdi Mohamed
Email : info@sunatimes.com
Social Chief Editor:
Abdi Salan Abdulle
Email: abdisalan.abdulle@sunatimes.com
Sports Chief Editor:
Sunni Said Saleh
Email: sports@sunatimes.com
Radio Chief Editor:
Mohamed Osman Sheik
Email: radio@sunatimes.com
Senior news editor
Faduma Farah Ali
faduma.farah@sunatimes.com
--------------
Senior news editor
Hawo Abdulle Yusuf
hawo.abdulle@sunatimes.com
--------------------
Senior news editor
Muhiima Ahmed Mohamed
muhiima.ahmed@sunatimes.com
----------------------------
Senior news editor
Sahra Abdi Mohamud
sahra.abdi@sunatimes.com
| © Copy Right www.sunatimes.com 2009-2013 All Rights Reserved. |
| Home | About Us | Site Map | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Contact Us |